shux

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Duxda ka baxda shay dufan leh marka qorraxda la dhigo.
  2. Socod xarrago yar ku jirto.
  3. Laf iwm oo qorrax la dhigay dufan ka bixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur