sibbaaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Rinji dharka la geliyo.
  2. (kiim.) Walax lagu midabeeyo dunta, maaska, iwm. Sibaaqyada badankoodu waa iskudhisyo orgaanig ah oo la macmalay. Sibaaqyadu aalaaba waa iskudhisyo orgaanig ah oo aan dhereg-sanayn oo leh dabarro lammaan oo talan-taali ah, dabarrada keenaaya midabka waxa lagu magacaabaa koroomofoor.
  3. Dhar iwm midab u yeelid.