sid-dhowee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-weeyay, -weysay)

Macnaha:

  1. Dheddig xoolaad oo rimman waqtigii ay dhali lahayd u dhowaasho. ld shindhowee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shindhowee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-weeyay, -weysay)

Macnaha:

  1. ld sid-dhowee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur