sid-dhoweyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sid-dhowee. ld shindhoweyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sid-dhowee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-weeyay, -weysay)

Macnaha:

  1. Dheddig xoolaad oo rimman waqtigii ay dhali lahayd u dhowaasho. ld shindhowee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shindhoweyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld sid-dhoweyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur