siddo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
- Meel alaabta wax lagu rito sida dambiilaha, boorsooyinka iwm loo yeelo oo loogu talaggalay in gacanta lagu qabsado marka la qaadayo. ld sidde.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

