sur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rar, m.l)
Macnaha:
- Luqun; qoor.
- Malabka dhurduhu sameeyo.
- 1. Wax siddo leh meel ka soo laalaadin. 2. Isa s.: laba shay siddooyinkooda is dhexgelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

