siinadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Qurux. 2. (-do, m.l) Naqshad iyo xarar wax lagu qurxiyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
quruxQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Muuqaal ishu u bogto; bilic.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0