qurux

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Muuqaal ishu u bogto; bilic.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bilic

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Muuqaal indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan.