silcidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg silac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
silacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhib; rafaad; saxariir. ld silic.Cid rafaad iyo dhibaato badan la kulmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00