siliq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Balagga digirta marka ugu horraysa ee uu ka soo baxo geyiga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur