sillan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld silloon.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

silloon

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax dhaqan iyo dabci aan fiicnayn leh ahaansho. ld sillan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur