xasilloon

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld xasillan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xasillan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax deggan ahaansho. ld xasilloon.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur