silsilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Gilgilidda badar iwm oo la kala soocayo weel ballaaran gudihiisa lagu gilgilo. 2. Biyo yar oo badar lagu mayro.1. Badar biyo ku dhaqid. 2. Wax rabsho ku samayn.