silsil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Gilgilidda badar iwm oo la kala soocayo weel ballaaran gudihiisa lagu gilgilo. 2. Biyo yar oo badar lagu mayro.
  2. 1. Badar biyo ku dhaqid. 2. Wax rabsho ku samayn.