simbiriirixo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Kufidda lagu kufo meel siman oo qoyan. 2. Meel siman oo qoyan oo haddii lagu joogsado lagu kufo.
- Cid meel siman oo qoyaan ah ku kufid.
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha: