simbiriirixasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg simbiriirixo. ld simbiriirixad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

simbiriirixo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Kufidda lagu kufo meel siman oo qoyan. 2. Meel siman oo qoyan oo haddii lagu joogsado lagu kufo.
  2. Cid meel siman oo qoyaan ah ku kufid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

simbiriirixad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld simbiriirixasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur