sinjifaquuq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kala soocidda dad midab lagu kala sooco.
  2. Cid midab takoorid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur