sinjifaquuqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg sinjifaquuq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sinjifaquuqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Kala soocidda dad midab lagu kala sooco.Cid midab takoorid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0