siraadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg siraad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
siraadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld siraaji. Weel gaaska shidma ama dufan kale lagu shubo liifadna leh oo habeenkii la daarto; faynuus. 2. Waddo cadaabta kor marta oo aakhiro dadku wada maro. 3. Iftiin.Wax iftiin kee-naya shidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0