sirgaxid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sirgax². ld sirgixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sirgax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qallooc. 2. S. ah: qof dabeecad qallafsan; gurrac.
  2. Wax qalloocin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sirgixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld sirgaxid.