sirgaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qallooc. 2. S. ah: qof dabeecad qallafsan; gurrac.Wax qalloocin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qalloocQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-cyo, m.dh)Macnaha:1. Qaab dhan u janjeera oo aan toosnayn. 2. Q.ah: hadal aan munaasab ahayn.(juqr.) Golxo laga helo haloodka webiga, oo si isdabjoog ah ugu leex leexanaysa dhinac ilaa dhinac, iyada oo samaynaysa laabyo waaweyn markuu webigu ku socdo oo uu qoynayo dhul siman.Wax qaabkiisa dhan u janjeerin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
gurracQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qallooc; dabcixumo.Wax qalloocin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00