Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg sirgaxan¹. ld sirga-camid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-xmay, -xntay; -xmi)
Macnaha:
Wax qalloocmay noqosho. ld sirgacan¹.
Wax qalloocan ahaansho. ld sirgacan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur