sirgaxan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-xmay, -xntay; -xmi)

Macnaha:

  1. Wax qalloocmay noqosho. ld sirgacan¹.
  2. Wax qalloocan ahaansho. ld sirgacan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sirgacan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)

Macnaha:

  1. ld sirgaxan¹.
  2. ld sir-gaxan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur