sirgaxnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sirgaxan². ld sirgacnaan, sirgacnaansho, sirgaxnaan-sho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sirgaxan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-xmay, -xntay; -xmi)

Macnaha:

  1. Wax qalloocmay noqosho. ld sirgacan¹.
  2. Wax qalloocan ahaansho. ld sirgacan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sirgacnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld sirgaxnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sirgacnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld sirgaxnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur