sixirfur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Daaweynta cid sixir laga daaweeyo. ld sixirfuryo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sixirfuryo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Waxyaabaha lagu daaweeyo sixirka. 2. Siyaalaha sixir loo daaweeyo. ld sixirfur.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur