sixirooleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld sixirrow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
sixirrowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-wyo, m.dh)Macnaha:Qof sixirka yaqaan. ld sixiroole.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00