sixirrow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-wyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof sixirka yaqaan. ld sixiroole.

sixiroole

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld sixirrow.