soocan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)

Macnaha:

  1. Wax la kala soocay noqosho.
  2. Wax la kala soocay ahaansho.