takoor
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-rro, m.dh)
Macnaha:
- 1. Wax gardarro lagu qaato ama lagu doono. 2. Inta kale wax ka baxsan, ka soocan. 3. vr. takoorid.
- (bul.) Hab lagu kala kaxeeyo dad kala jinsi, diin, midab, iwm.
- Qof dad kale ka soocid jirro ama sabab kale awgeed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

