soog

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Duleedka meel la deggan yahay oo loo kor-tago. 2. S. ah: qof dhuuban oo xoog leh. 3. S. ah: xarig xooggan.
  2. Wax qotomin.