soone

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Meel; gobol.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

meel

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-lo, m.l)

Macnaha:

  1. Goob; kob; cad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gobol

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qayb, cad. 2. Qaybaha dal u qaybsan yahay middood. ld gabal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur