soomaggaleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Geedgaab laamo iyo caleemo dhuudhuuban oo duf cadi ku rogan tahay leh, kana mid ah dhirta wax lagu daaweeyo. ld soome, soone.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
soomeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld soomaggale.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sooneQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)Macnaha:Meel; gobol.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0