sooyaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qaylo; buuq.
  2. 1. Nafley qaylin. 2. Nafley daalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaylo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhawaaq dheer oo nafley sameyso. 2. Canaan. 3. Digniin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

buuq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hadal ama cod dheer oo nafley badan isku mar sameyso. 2. Dad ama xoola badan oo meel isugu yimid.
  2. (fiis.) Jabaq kasta oo dad dhiba; waxa lagu qiyaasaa iskeelka desibal oo u dhexeeya heerka maqalka ugu hooseeya (0dB) iyo heerka dhawaaqa maqalku xanuuniyo (130dB). Dhawaqyo maqalka qasa oo dhexgala liid rakaad ee marin sigaarsiin.
  3. 1. Nafley badan, hadal ama cod badan isku mar sameyn. 2. Dad ama xoolo badan meel isugu imaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur