su'aalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg su'aal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
su'aalQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-lo, m.l)Macnaha:Hadal cid loo jeediyo si jawaab qusaysa wayddiinta looga helo. su'aal² lg1 (-aalay, -aashay) Si jawaab looga helo cid weyddiin u jeedin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0