su'aal
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-lo, m.l)
Macnaha:
- Hadal cid loo jeediyo si jawaab qusaysa wayddiinta looga helo. su'aal² lg1 (-aalay, -aashay) Si jawaab looga helo cid weyddiin u jeedin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

