subkidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg subag².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
subagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Burcad la shiilay caaneeyada laga saaray miidda ka soo harta. 2. Baruurta la shiilo miidda ka soo baxda oo aan fariisan.Wax subag marin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0