subag
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Burcad la shiilay caaneeyada laga saaray miidda ka soo harta. 2. Baruurta la shiilo miidda ka soo baxda oo aan fariisan.
- Wax subag marin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

