sudQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Waddo yar oo dhex marta geedo bahalla galeen ah. 2. Dhul dhir dhaadheer oo ciriiri ah leh oo aan la geli karin.