sukuliye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Tib weyn oo badarka lagu sukulo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur