shukul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Tumidda badar kal iyo mooye lagu tumo si isha looga bixiyo. ld sukul¹.
  2. 1. Wax sukuliye ku tumid. 2. Badar si isha looga bixiyo aayar tumid. 3. Digir duban qob ka qaadid. ld sukul².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sukul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shukul¹.
  2. ld shukul².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur