suldanadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(siyaa.) Meel uu xukumo, ama xukumi jirey suldaan. Waxaa aad looga isticmalaa dhulka Islaamka. ld saldanad.