sulmanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Lax wan u taga u baahan ahaansho; asoollan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
asoollanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wan u taga u baahan (lax).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0