sulmanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sulman. ld sulma-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sulman

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Lax wan u taga u baahan ahaansho; asoollan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur