suridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg sur³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
surQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:Luqun; qoor.Malabka dhurduhu sameeyo.1. Wax siddo leh meel ka soo laalaadin. 2. Isa s.: laba shay siddooyinkooda is dhexgelin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0