suud

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wasaq badanaa isugu jirta maduul iyo dufan oo dharka iyo jirka dadku yeeshaan. 2. Naqa ugu horreeya ee roob soo saaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur