suuldaaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg suuldaar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
suuldaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xiridda hal godlan weyday suulka laga xiro si ay u godlato. 2. eeg qonof. 3. ld suuldaarid.1. Cid jillaafayn. 2. Hal godlan weydey suulka ka xirid si ay u godlato.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0