suuliyidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg suul³. ld suulin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
suulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:Farta weyn ee sacabka ama cagta ku taal.Wax dhammaasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
suulinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg suuli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00