suul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lal, m.l)

Macnaha:

  1. Farta weyn ee sacabka ama cagta ku taal.
  2. Wax dhammaasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur