Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg suun³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-uuman, m.dh)
Macnaha:
1. Daliig maqaar ama wax kale ka samaysanoo dhexda lagu xirto si uu dharka u celiyo. 2. Siddada alaabta qaarkeed sida dhiilaha, satiyada iwm lagu qaado. 3. Celiye idiin ah oo gadaal iyo horay kabaha ka haya si aysan u siiban.
1. Ur udgoon. 2. Daal iyo jiirago'safar dheer laga muto.
Wax meel yaal ka qaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur