suun
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-uuman, m.dh)
Macnaha:
- 1. Daliig maqaar ama wax kale ka samaysanoo dhexda lagu xirto si uu dharka u celiyo. 2. Siddada alaabta qaarkeed sida dhiilaha, satiyada iwm lagu qaado. 3. Celiye idiin ah oo gadaal iyo horay kabaha ka haya si aysan u siiban.
- 1. Ur udgoon. 2. Daal iyo jiirago'safar dheer laga muto.
- Wax meel yaal ka qaadid.

